Ixtifaal weeyn lagu weeynehaayo dhalashada
nabigeena Mohammed SAW oo lagu qaban doono magaalada
London, UK.
Inshalalh Waxaan
rajeeheena inaan ku casumno mashaaiq badan oo ka mid
ah:
-
Habib Omar
-
Sheikh Ahmed Babikir
-
Sheikh Ahmed Saa'd
-
iyo culumo kale
Ixtifaalka waxaa isku
imaa-nayaan Jameeco fara badan oo ah Ahlusunnah.
Luqada lagu wacdinaayo waxaa ka mid ah:
-
Urdu
-
English
-
Arabic
-
Somali
QOF WALBA OO AH
AHLUSUNNAH WAXAAN KA COD SANEENA INAY KA SOO QEEB
QAATAN XAFLADAAN WEEN.
Address: 119-121 Grove Road, Walthamstow, London, E17 9BU
Time/Date: 03/02/2012 from 4pm - 9pm
Wixii dheerat ah la xiriir:
Sh. Abdirahman Maxamed: 07944747998
comp2omar@hotmail.com